Gudoomiyaha ONLF, Eng Salaxudin, oo ay BBC-du Waraysi Dheer la Yeelatay

 

“Shirweynaha Saddexaad ee Jabhada ONLF, waxaa lagu qabanayaa bisha September 2010, Tuulada Garigo,an oo ka tirsan degmada Shaygosh ee gabalka Qoraxeey” sidaas waxaa yidhi gumoomiyaha ONLF, Eng Salaxudin. Tuulada Garigo,an ayaa ah meel taariikh weyn leh waana xaruntii ugu horeysay ee lagu aas aasay cwxo, mudo dheerna xarun u ahayd Jabhada ONLF.

Halkan ka dhagayso
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/waraysisalax.mp3]

rasaas.com