Google oo Joojiyey 22 Abxadood

 

Shirkada Google ayaa joojisay 22 Abxadood [application], oo la ogaaday in ay la socdaan waxyaabo khayaano ah oo ay ku dartay Qorato [spyeware], Abxadahaas oo ay ka mid tahay Abxada Android [android application] iyo waxyaabo kale oo xiisa leh.

Daawo Google

 

rasaasa.com