Golaha Wasiirada Somali oo la Magacaabay

 

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadiisa. Waxaana goob joog ka ahaa munaasabada magacaabista masuuliyiint kala duwan oo ka tirsan iyo xukuumada.

Raysal Wasaaraha ayaa sheegay in wadatashi badan ka dib uu soo saaray taxa magacyada wasiirada xukuumadiisa.

Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Ra’isulwasaaraha ayaa ka kooban 25Wasiir, Shan Wasiirudowle iyo 25 Wasiir Ku xigeen waxaana magacyadooda ay kala yihiin sidan:

01. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
02. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
03. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
04. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
05. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
06. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
07. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
08. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
09. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
10. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
11. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
12. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
13. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
14. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
15. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
16. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
17. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
18. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
19. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
20. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
21. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
22. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
23. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
24. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
25. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed (r/wasare xigeen)