Gabadh ka Jawaabtay Gabaygii Aw Yuusuf Bare Tiriyey 150 Sano ka Hor

 

Xalwo Bulxan Cali:  “Kaan jikada galayn oon Ilmaha galin aan haynin, oo aan garowshiyo lahayn saaciddee gabdha,  gacan kaan isiinayn Bugtada Guur Aan ka La,aado.” Ayey tidhi gabadhu.
[jwplayer mediaid=”5820″] Aw Yuusuf Cali Xisri [naxariis jano ha hello] oo ku magac dheeraa Aw Yuusuf Bare ayaa tiriyey gabayga caanka ku ah Somalida ee la yidhaahdo “Guur aan ka la,aado”. Waxaa xiliga gabayga la  tiriyey laga joogaa 150 sano, kolka laga qiyaas qaato wiilka uu awoowga u yahay Aw Yuusuf Bare oo wakhti xaadirkan ku sugan degaanka Somalida Ethiopia.

Gabaygaas oo ayna hore u jirin ruux haween ah oo isku dayey in uu ka jawaabo, ayaa waxaa xiligan ka jawaabtay gabadh uu Awow  labaad u yahay Aw Yuusuf Cali Xirsi [Aw Yuusuf Bare].

Waxaan filayaa in ay rag badani isku dayi doonaan in ay jawaab ka celiyaan gabaygan,  gabdhuse waxay sheegtay in ay diyaar u tahay nin kasta oo jawaab ka celiya gabaygan.

rasaasa.com