Dhaqaalaha Ethiopia oo si Xawliya u Koraya

 

Ethiopia waxay ka mid tahay wadamada uu dhaqaalahoodu si xoog leh u soo korayo, waxaan maalin walba si aan kala go,o lahayn u socda dhismayaal casri ah iyo warshada kala duwan oo soo saara waxayaabo muhiim u ah nolosha dadka.

Ethiopia: One of the world\’s fastest growing economies