Dhagayso Guurowgan Cusub

 

dininiGuurowgan cusub [gabaygan] waxaa tiryey Laashin[gabyaa] Muluq Mataan Ciyow. Gabaygan waxaa la tiriyey May 17, 2013. Waxaana Internet-ka la soo dhigay May 19, 2013, Gabaygan waxaa daawatay 6,000. Waxaan filayaa in uusan jirin gabay la qiimo ah gabayada baryahan la tiriyey. Waxaan qabaa hadii la iibin lahaa in lacag badan laga samayn lahaa. Nasiib daro murtida Somalida lagam faa,iidaysto xaga dhaqaalaha. Daawo Guurowgan