Dagaalkii Dhaqaale ee Kooxda Jwxo-shiil iyo Dhalintii Samaysay Sawiradii “Silent Cry” oo Aan Saaka ka Helay e-mails, Sheegaya Sida ay Wax u Dhaceen.

 

Kooxda Jwxo-shiil ayaa baryihii dambe dadweynuhu ka gooyeen Qaaraankii ay ka uruursan jireen. Kooxda ayaa ilaha Dhaqaalaha ee ay xiliyadan dambe ku tiirsanaayeen ay ahaayeen; “Silent Cry iyo Jaango Team”.

Dagaalka dhaqaale u dhaxeeya kooxa-Jwxo-shiil iyo dhalinta ayaa gaadhay meel khadhaadh, taas oo keentay markii dambe in dhalinyarada ay kooxdu isku dirto, waxaana banaanka la dhigay wiilkii kolkii ugu horeysay soo qaaday sawirada Cabdishakuur.

Arintaas oo markii ugu dambaysay loo saaray gudi beeleed magaalada Nairobi, oo akhiritaankii laga gaadhay xal.

Silent Cry, ayaa laga dhigay meelo badan waxaana laga helay laacag dhan $130,000 lacagtan oo aanay jirin wax ka gaadhay dadkii sawirada laga qaaday.

Waxaa ay na soo gaadhsiiyeen xubno ka tirsan kooxda Jwxo-shiil, e-mailo ku saabsan sida ay wax u dhaceen iyo sida kooxda Jwo-shiil faraha ugula jirto arimaha dhalinyarada iyo dad fanka jecelba.

waa kuwan e-mailadii.

This sender is DomainKeys verified
“hussein noor” <shilaabo2003@yahoo.com>
View contact details
To:
guuleh1@yahoo.co.uk, hahadi67@yahoo.com, geeska_a@yahoo.com.au, awcaddaani@yahoo.com, siyaad12@yahoo.co.uk, jiifaadh@yahoo.com, hamdihirse001@yahoo.com, hawraarsan@aol.com
Salaan ka dib;
Waa heshiis qiimi badan oo dhanwalba tafaasiil ku filan laga bixiyay. Mhadasnidin.
Xuseen.

On Mon, 5/17/10, hawraarsan@aol.com <hawraarsan@aol.com> wrote:
From: hawraarsan@aol.com <hawraarsan@aol.com>
Subject: Re: Heshiiska Silent Cry
To: guuleh1@yahoo.co.uk, hahadi67@yahoo.com, geeska_a@yahoo.com.au, awcaddaani@yahoo.com, siyaad12@yahoo.co.uk, jiifaadh@yahoo.com, shilaabo2003@yahoo.com, hamdihirse001@yahoo.com
Date: Monday, May 17, 2010, 9:40 PM
Mudane C.Raxmaan waad ku mahadsantihiin adiga iyo Madaxdii kale ee hawsha Silent Cry soo gunaanaday. Heshiiskuna hadii la dhaqan galiyo waa mid cid walba iyo Qadiyada dan u ah.

Guul iyo Gobanimo

M. Noor

Original Message
From: Guuleh <guuleh1@yahoo.co.uk>
To: hahadi67 <hahadi67@yahoo.com>; geeska_a <geeska_a@yahoo.com.au>; awcaddaani <awcaddaani@yahoo.com>; siyaad12 <siyaad12@yahoo.co.uk>; jiifaadh <jiifaadh@yahoo.com>; ‘hussein noor’ <shilaabo2003@yahoo.com>; hawraarsan <hawraarsan@aol.com>; hamdihirse001 <hamdihirse001@yahoo.com>
Sent: Mon, May 17, 2010 5:48 pm
Subject: Heshiiska Silent Cry
Salaan Diiran,
Buuq badan ka dib waxay guddigii loo saaray arrimaha Silent Cry ee Nairobi, goob joog ka noqdeen saxeexa heshiiskan oo ay ku dhaqmi doonto Silent Cry. Waxaa lagama maarmaan ah in dhammaan masuuliinta Ururka ay meeshaas ka wada joogsadaan. Waxaa marar badan dhib keena kala mowqifka Masuuliinta.
Mahdsanidin

rasaas.com