Qayb 2aad, Daawo Wufuudii ONLF, oo Gaadhay Addis Ababa iyo Dire Dawa

 

Wufuudii ONLF iyo kolkii ay gaadhay Addis Ababa iyo Dire Dawa oo ka waramaya Jawiga soo dhawyneed ee ay kala kulmeen dadweynaha iyo dawlada Itobiya iyaga oo aad ugu faraxsan hawsha ay socdaan ee mustaqbalka dadweynaha.