Daawo Waraysigii Wareerka ee Jwxo-shiil

 

Jwxo-shiil, Horta waa Maxay Dhalashada aad Haysato, Ma Somalibaa Mise Waa Itobiyaan? Jwxo-shiil, wuxuu kaga Jawaabay waxaan ahay askari Somaliyeed!

Waraysigii Universal TV, la yeeshay Jwxo-shiil, hadii uu ku dhaafay waxaad ka daawan kartaa Video-ga dhinaca midig kaga dhagan rasaas.com. Waxaan hubaa kolka aad daawato TV, in aad qiri doontid in Jwxo-shiil, wax u dhiman yahay oo uusan ahayn sidii lagu yaqiinay.

Waxaan idiin dhaafaynaa, su,aalaha aad isweydiin doontaan, hadaad Jawaab u weydaan noo soo dira anaga ayaa Jawaabtooda idiin hayna.

Arimaha Jwxo-shiil
rasaas.com

rasaas baa runta sheegee rafiiqaaga ka yeelo