Daawo Shirkii Chatham House ee Jaaliyadaha Somalida ee Ingriiska

 

Waxaa bishan February 8, 2012, ka dhacay aqalka Chatham shir loo qabtay Jaaliyadaha Somalida ee Ingriiska, ka hor shirka laggaga hadlayo asturida dalka iyo dadka Somaliya bisha Febbaruary 23 keeda.

Daawo riwaayada iyo sida ayna Somalidu wali diyaar ugu ahayn in ay heshiiso si dalkoodu dawlad ku helo.

[jwplayer mediaid=”6091″]

rasaasa.com