Daawo Muuqaalka Wariyeyasha Sweden oo Tababar Ciidan ku Qaadanaya Gabalka Ogaden

 

Wariyeyaasha Sweden ee lagu qabtay gudaha gabalka Ogaden, waxay qaateen tababar ciidan ka hor intii ayna qaban ciidanka Ethiopia. Wariyeyaashu uma ayna soconin in ay sheegaan arimo bi,ini,aadamnimo ee waxay ka wadeen gabalka Ogaden hawlo arggagixisonimo. Fiirso Muuqaalo ay iska qaadeen intii aan la qaban ka hore iyo kolkii la qabtay ka dib, si aad u ogaato sheekada dhabta ah ee wariyeyaasha.

rasaasa.com