Ciidamada JXSG iyo Kuwa Gumaysiga oo Dagaal ku Dhexmaray Gabalka Nogob

 

Waraka naga Soo gaadhaya Deegaano ka tirsan Dagmadda Dhuxun ee Gobalka Nogbeed oo ka tirsan Dhulka S/galbeed, ee lagumaysto ayaa sheegaya Inay 8/8/ 09 uu Dagaal Ku dhex maray Ciidanka Mujaahidiinta Midowga Jabhadda Xoraynta S/galbeed, UWSLF iyo Ciidamadda Gumamysiga Itoobiya, Deegaan ka tirsan Dagmadaas.

Dagaalkan Ayaa la sheegay inuu ka dhacay halka ay iskaga Daraan labada Toog ee Samane iyo Cusbalay, oo ka tirsan Dagamadda Dhuxun, Dagaalkan Ayay Mujaahdiint Sheegeen inay Ciidamadda Gumayusiga kaga Dileen 3 Askartooda ka mid ah Tiro kalana kaga dhaawaceen.

Dhanka Mujaahidiintu waxay noo sheegeen inuu yaryahay Khasaraha Dhankooda kasoo gaadhay Dagaalkan Marka Laga reebo Tiro yar oo Mujaahiindta ka mid ah oo Dagaalkan Kaga dhaawacantay, Mujaahidiinta ayaa baryihii ugu dambeeyya kordhiyay Howlgaladda ay ka wadaan Gobaladda kala duwan ee , uu kakoobanyahay dhulka S/galbeed, ee lagumaysto.

xigasho Dhanaan.com