Ciid Wanaagsan!

 

Jijiga, Aug 18, 2012 [ras] – Ciid Mubaarak Wan Antum Bikhayr. Shabada rasaasa.com waxay ugu bishaaraynaysaa ummada Islaamka meel kasta oo ay joogaanba, in ay la wadaagaan faraxada ciiddul Fidriga.

Maamulka iyo shaqaalaha rasaasa.com, waxay si gaara ah ugu hambalyeynayaan shacabka degaanka Somalida Ethiopia in ay ku waaraan bash bash iyo barwaaqo sanadkan kiisa kalena ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.

Ciid Mubaarak
rasaasa.com