Ciid Wanaagsan Dhamaan Caalamka Islaamkow

 

Dhamaadka ciida ramadaan waxaa uu maamulka bogga rasaas.com la qaybsanaynaa farxada ummadaha Islaamka ah, waxaanan leenahay kuwada ciida caafimaad caalamka Islaamkow.

Waxaan ugu bishaaraynaa dhamaan ummadaha Islaamka, gaar ahaana ummada Somalida dhamaadka fadliga bisha barakaysan, waxaanan Ilaahay uga baryeynaa dhamaantood in uu dambidhaafsiiyo, oo uu ka aqbalo guddashadii bisha ramadaan.
Eebahay sanadkan sanadkiisa kale ha inagu gaadhsiiyo caafimaad bash bash, barwaaqo iyo horumar guud iyo mid gaarba Idamka Eebe Weyne.

Aamiin