3-news in somali

News in Somali

Shirweynihii Beesha Absame oo Soo Gabogaboobey iyo Hogaan Cusub oo la Doortey

Shirweynihii shanaad ee beesha Absame ee dalka K/Afrika ayaa soo gabogaboobey, isla markaasina lagu magacaabay maamul cusub oo badalaya kii soo shaqaynayay 13 sanno, Sheekh Cabdullaahi Ubax ayaa noqonaya gudoomiyaha cusub ee Xariirka caalamiga ah ee Absame (Absame International Link) (AIL).

News in Somali

Shir ka Dhacay Nairobi

Jaliyadda Afrikada Bari ee Somalida Ogadeeniya [JABSO], oo shir isugu timid Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa laggaga hadlay arimo khuseeya halganka iyo arimaha bulshada. Shirka oo aad u balaadhnaa ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxda Jaaliyada iyo dadweyne aad u fara badan.