3-news in somali

News in Somali

Af Waakow May Liki Aamee??

Waxaa aad iiga yaabiyay wiilkan yar ee webka la yidhi haleelo wax ku soo qoro. Waxaan arkaa in uu xaqiiqadda ka dhacsan yahay oo waxa loo sheego oo inta badan beenta ku salaysan in uu saxaro ku walaaqo akhristyaasha wakhtiga kaga dhuminaya.

News in Somali

Maamulkii Kismaayo oo Gudi ku Meel Gaadh ah Lagu Wareejiyay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadha xarunta gobolka Jubada hoose ee Kismaayo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in maamulkii magaalada si kumeelgaadh ah loogu wareejiyay gudi kumeel gaadh ah oo ka shaqeyn doona sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa gobolka jubada hoose gaar ahaan degmada Kismaayo.

News in Somali

Beesha Camar oo Dooratay Ugaas Cusub

kullan ay isugu yimaadeen odayaal, waxgarad, aqoonyahano, culumaa’udiin iyo dhalinyaro ka tirsan beesha Camar oo kala jooga daafana dunida  ayay si aqlabiyad ah Ugaaska beesha ugu doorteen Ugaas Qurxiye oo noqanaya ugaaska cusub ee beesha.

News in Somali

Shaqaalaha Gabalka Dhagaxbuur oo Mushaarkoodii Dhawr Bilood Loo Diidey

Jijiga – Ogadeeniya [May 5, 2009] – Wararka ka imaanaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in Shaqaalaha Dawladda aysan wax mushaharo ah qaadan ilaa dhawr bilood, Mushaharo la’aantan ayaa Maamulka Gobolkaas ku sheegay in Shaqaalaha aan la siinayn wax mushaharaad ah ilaa oy la dagaallamaan Jabhadaha dagaalka kula jira Guumaysiga.

News in Somali

Khaatuma-xun Xaalkeedu Xagee Marayaa

Xiligii asaxaabihii ayaa waxaa jiray nin ka mid ahaa dadkii xiligaas noolaa waxaa uu ninkaasi qodi jiray xabaalaha dadka, wuxuuna mayka qabriga ku jira kala bixi jiray marada Kafanka deedna wuu ka ganacsan jiray.

News in Somali

Tolow Xubnaha Kooxda Khaatuma-xun Xageey Cidhibsan

Khaatuma-xun oo uu buuggii qabyaaladu ka soo xidhmay, nin baa waxaa uu waa guursaday gabadh ka soo jeeda dadka la yaso ah ninka guursaday ma uusan garanaynin gabadha. Gabadha waxaa hal hays u ahaa erayga ah “hoogaygu waa maalinta uu yimaado nin iyaqaana”.

News in Somali

Kulan Gabalka Afdheer ka Dhacaya Khamiista

Afder – Ogadeniya(April 23, 2009) – Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Hargeelle ee caasimadda u ah gobolka Afdheer ka furmi doona shir ay yeelan doonaan dawlada dhexe ee Itobiya iyo beel saluugsan sida uu maamulku degaanku ula dhaqmo.