3-news in somali

News in Somali

Ogadenia: Human Right Watch, oo Warbixin Dhab ah Daabacday

Human Right Watch oo warbixin dhamaystiran ka diyaarisay, tacadiyada xad ka baxa ah ee ka jira guud ahaan Ogadenia, gaar ahaana sida loola dhaqmo maxaabiista ku jirta Jeel-Ogaden. Wabixintan oo soo bandhigtay xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Ogadeeniya, ayaa waxaa ka qayb qaatay dad badan oo galay Jeel-Ogaden.

News in Somali

Faalo: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya (JWXO) oo Shir Uga Socdo Caasmara

Jijiga, June 29, 2018 – Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya (JWXO) ayaa shir wayni uga furmay magaalada Caasmara ee dalka Eriteriya. Shirkan oo ay ka qayb galayaan boqolaal ka mid ah taageerayaala  iyo xubnaha golaha dhexe ee JWXO ayaa laggaga wada xaajoonayaa in la sameeyo isbadal ay ku heli karto Jabhadu taageero shacab. Shirwaynahani waa kii […]

News in Somali

Itobiya oo Soo Saaraysa Gaaska Dabiiciga ah ee Ogaden Bari

Jijiga, June 27, 2018 – Itoobiya ayaa bilaabays markii ugu horaysay soo saarida kaydka gaaska dabiiciga ah ee Somali region ( Gaden Basin), sidaas waxaa laga soo xigtay wargayska TheReoprter. Shirkada Poly-GCL ee dalka Shiinaha laga leeyahay, ayaa muddo ku hawlanayd sahminta iyo soo saarista gaaska dabiiciga ee Ogaden region, kaydkan oo ay hore u […]

News in Somali

Ma Dhabaa Yabooha Ethiopia?

Nairobi, Feb 15, 2018 – Waxaa si kadis ah warbaahinta aduunka u soo galay todobaadkii hore war sheegaya in Ethiopia iyo ONLF wadahadal caalami ah uga bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Warkaaswaxaa xigay waraysiyo laga qaaday labo xubnood oo ONLF ah, mid jooga Australia iyo mid jooga Nairobi. Labada masuul waxay rumeeyeen xogtii laga […]

News in Somali

Atoobiya oo ka Aamustay Abaarta ka Jirta Gabalka Somalida (Ogaden)

Jijiga, January 29, 2017 – Abaar dad iyo duunyaba dhamaysay ayaa ka jirta Geeska Afrika, gaar ahaana dagaanada Somalida. Laakiin, waxaa la cadeeyey in Atoobiya ay qarinayso abaarta xun ee ka jirta gabalka Somalida (Ogaden) ee ay maamusho. Biyo la,aan xun ayaa ka jirta dhamaan gabalka Ogaden, waxaan jirin baadka xoolaha. Dhimashada dadka iyo duunyada […]