Archive for the News in English Category

Ilyaas Bare Shiil: Been Baa Nalooga Sheegi Jiray Degaanka Somalida Ethiopia

Ilyaas Bare Shiil: Been Baa Nalooga Sheegi Jiray Degaanka Somalida Ethiopia

la Taliyaha Madaxeynaha Kenya ee Dhinaca Arimaha Somaliya Ilyaas Bare Shiil, oo sheegay in degaanka Somalidu aad buu uga horeeyo gabalka Waqooyi Bare Kenya.

No Comments

Ethiopia oo Saudi Arabia u Dhoofisay Muus Dabiici ah, Markii Ugu Horaysay

Ethiopia oo Saudi Arabia u Dhoofisay Muus Dabiici ah, Markii Ugu Horaysay

Addis Ababa, Feb 3, 2012 [ras] – Ethiopia oo bilowday dhoofinta muuska dabiiciga dalka Sucuudiga markii ugu horaysay taariikhda. 40 ton oo muuska dabiiciga u baxa ah ayay Ethiopia u dirtay khaliijka si ay u daboosha baahida kordhaysa

No Comments

Sharciga Qaybinta iyo Isticmaalka Dhulka Miyiga ah

Sharciga Qaybinta iyo Isticmaalka Dhulka Miyiga ah

Jijiga, Feb 2, 2012 [ras] – Qoraal xeer qabyo ah oo ku saabsan qaybinta dhulka miyiga ah iyo isticmaalkiisa ayay hirgalintiisu wadada ku soo jira, sida uu sheegay wasiirka xoolaha, beeraha iyo horumarinta

No Comments

Aid Accountability

Aid Accountability

At the onset, I would like to express my at most gratitude to you and the other generous nations, for the indefatigable political and humanitarian assistances that you proffered to the Somali people.

No Comments

Ethiopia oo Sharci Cusub oo Shaqada ah Imanayo Dhawaan

Ethiopia oo Sharci Cusub oo Shaqada  ah Imanayo Dhawaan

Addis Ababa, January 21, 2012 [ras] – Waxaa la sugayaa in uu dhawaan soo baxo sharci cusub oo la xidhiidha shaqada iyo shaqaalaha, si uu dalku ula jaan qaado shruucda shaqaalaha caalamiga ah iyo midka dalka, maadaama ay dalka

No Comments

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyadaha Dibada ee Degaanka Somalida Ethiopia

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan dadweynaha iyo Jaaliyadaha degaanka Somalida Ethiopia ee ku nool dalalka Yurub, waqooyiga Maraykanka, dalalka Carabta, Afrika iyo Ustralia in la furay gal dacwadeed wada jir ah,

No Comments

Somalia: Hunger and Homelessness

The mounds that mark the roadside graves of Mogadishu’s children are so small, you’d miss them if they weren’t pointed out. They lie on the edges of ragged camps that have sprung up all over this shattered city

No Comments

Ethiopia: Tourist Kidnappers Are Eritrean Mercenaries

Ethiopia: Tourist Kidnappers Are Eritrean Mercenaries

AddisAbaba, January 19, 2012 [ras] – Five foreign tourists have been killed in Ethiopia’s remote north-eastern Afar region by unknown gunmen who came across the Eritrean border, according to Addis Ababa.

No Comments

Wariyeyaal Kooxda Jwxo-shiil, oo Eritrea Laga Caydhiyey

Wariyeyaal Kooxda Jwxo-shiil, oo Eritrea Laga Caydhiyey

Asmara, January 19, 2012 [ras] -  Warar rasmi ah oo aan ka helay xarunta dalka Eritrea ayaa sheegay in saddex wariye oo kooxda Jwxo-shiil u joogay dalka Eritrea laga caydhiyey dhamaadka bishii December 2011.

No Comments

Sagal Dolal “Time Does not Heal All Wounds, But Emotions Will Disppear”

Sagal Dolal

Three years already. Wow! I cannot believe that it was just three years ago that we heard the tragic news that dad had been brutally murder in Ogadenia. To this day we do not know the whereabouts of his body. They says that time will heal

No Comments

Isku Shandhayn Golaha Wasiirada Dawlada Degaanka Somalida Ethiopia

Isku Shandhayn Golaha Wasiirada Dawlada Degaanka Somalida Ethiopia

Jijiga, January  15, 2012 [ras]  – War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dawlada degaanka Somalida Ethiopia, ayaa sheegaya in isku shaandhayn lagu sameeyey qaar ka mid ah golaha wasiirada, xubno cusubna la soo galiyey golaha

No Comments

Cabinets Reshuffled in the Somali State

Addis Ababa, January 15, 2012 [ras] – President Abdi Mohamoud Omar reshuffled some of his ministers to find a position to his new minister who had dismissed from the minister of trade in the federal government.

No Comments

Tix Gabay ah oo Loo Tiriyey Jwxo-shiil.

Tixdan gaaban ee gabayga ah waxaa loo tiriey Jwxo-shiil, waxaa na soo gaadhsiiye akhriste ka mid ah macaamiisha bogga rasaasa.com. Akhristaha ayaad moodaa in uu la yaaban yahay xishood darida Jwxo-shiil iyo in uu waligiiba ONLF

No Comments

The Netherlands to Ban Drug Khat Used by Somalis

The Netherlands to Ban Drug Khat Used by Somalis

January 11, 2012 , The Dutch government has announced that it will ban the use of the mild narcotic khat. It is a leaf-based drug that, when chewed, releases juices that act as natural stimulants and is popular with the Somali

No Comments

The Somali State President Confirms Security in the Ogaden Region

The Somali State President Confirms Security in the Ogaden Region

Jijiga, January 10, 2012 [ras] – President of the Somali regional state of Ethiopia has been travelling on ground  through the Ogaden soil freely for three weeks without interrupted, where previously the ogaden national liberation front [ONLF]

No Comments

Ethiopia to Sign Agreement with South West Energy

Ethiopia to Sign Agreement with South West Energy

Addis Ababa, January 09, 2012 [ras] – The Ministry of Mines, Ethiopia is to sign a Petroleum Development and Production Sharing Agreement with South West Energy. The agreement will allow the company to prospect for gas

No Comments

Frunkfort: 3o Caruura iyo 3 Ciroole!

Frunkfort: 3o Caruura iyo 3 Ciroole!

30 Caruura iyo saddex sir doon u tagay Frunkfort iyo saqaafaha Sayyid Cabdi ku sugayo saddarka degaanka Somalida Ethiopia ma sina.

No Comments

Xubno Kooxda Jwxo-shiil ka Tirsan oo Jijiga Gaadhay

Xubno Kooxda Jwxo-shiil ka Tirsan oo Jijiga Gaadhay

Jijiga, January 03, 2012 [ras] – Firxadka, fadal dheerta kooxda Jwxo-shiil, oo dirba Jijiga gaadhay,  jilib cuslustiina amar laga diiday. Iyo su,aal la isweydiinayo oo ah in Jwxo-shiil, Jijiga tagi doono?

No Comments

Ethiopia Acquires $1 Billion in Loans

Ethiopia has entered into loan agreements adding up to more than 1 billion US dollars in the last few months according to Hailemariam Desalegn Foreign Minister and Deputy Prime Minister of Ethiopia.

No Comments

Troubled Ethiopia-Somalia History Haunts Horn of Africa

NAIROI  (Reuters) – Five hundred years ago, an Imam who ruled much of what is now Somalia, led a daring invasion of Christian Ethiopia, looting monasteries, burning down churches and slaying all who resisted.

No Comments

Ethiopia Jails Swedish Journalists

Ethiopia Jails Swedish Journalists

An Ethiopian court has sentenced two Swedish journalists to 11 years in prison for entering the country illegally and supporting terrorism.

No Comments

Ethiopian Military Retires 13 Generals, 300 Senior Officers

The Ethiopian military has retired over three hundred senior officers including thirteen generals as part of a leadership succession plan, the Minister of National Defense said on Tuesday. This is a first major shakeup at the nation’s powerful

No Comments

Kenyan Policeman Killed in Dadaab Blast Near Somalia

Kenyan Policeman Killed in Dadaab Blast Near Somalia

December 19, 2011 – An explosion near the world’s largest refugee camp in Kenya has killed at least one policeman, police say.  Two other officers were wounded when a suspected roadside bomb detonated near the Dadaab camp

No Comments