Archive for the News in Somali Category
Suldaan Ibrahim Suldan Adan oo Sheegay in Magaciisa Laga Tiray Liiska Shirka Odayaasha DKM Somaliya
Jijiga, May 20 2012 – Waxaa hore boobka ugu sameeyey cuqaasha degaabka Somalida dawlada haatan ka jirta degaanka Somalida Ethiopia, oo u xidhan yihiin Ugaasyo Dhawra, Suldaan Ibrahin wuu nasiib badan yahay kol haduu afkiisa ummada Absame ugu gudbinayo khaladka laga galay. Cabashada Suldaan Ibrahin ayaa sidan u qorayd: Waxaan ahay Suldaan Ibraahim Suldaan Aadan [...]
Qaybtii Todobaaad Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi
May 20, 2013 – Xasan Mataan, waxaa uu nool qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo u tahay Qabridahare.
Jennifer Lopez Wants to Adopt twin Babies From Ethiopia
American Idol judge, Jennifer Lopez, already has four-year-old twins Max and Emme with estranged husband Marc Anthony, but after working with siblings who had been adopted from Ethiopia after their mother died on new movie What to Expect When You’re Expecting, Jennifer is considering the ‘selfless act’. She told the Daily Mirror newspaper: “It’s funny [...]
Jijiga oo Xalay Dad Lagu Tooriyeey
Jijiga, May 15, 2012 [ras] – Wararka ka imanaya Jijiga ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa ilaa manta magaalada Jijiga lagu tooriyeyey dhawr ruux. Warku wuxuu sheegay in hal ruux oo ka mid ah dadka la dhaawacay uu u dhintay gawrac luqunta ah. Ma jiraan wali wax loo qabtay fal dambiyeedyadan isdaba jooga uga dhacay [...]
Xuseen Shiil Kabadhe oo ku Geeriyooday Dalka Kenya
Nairobi, May 15, 2012 [ras]- Xuseen Shiil Kabadhe oo saaka ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya. Eebe ha u naxariistee Marxuun Xuseen ayaa ku geeriyooday Hospital ku yaal Narobi oo uu mudo ku jiray. Maamulka iyoShaqaalaha warbaahinta Rasaasa.com iyaga ka tiiraanyeysan geerida ku timid marxuun Xuseen Shiil Kabadhe, waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoyska [...]
Qaybtii Lixaad Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi
May 13, 2012 – Xasan Mataan, waxaa uu nool qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo u tahay Qabridahare.
Ethiopian Muslims Protest Government ‘Interference’
ADDIS ABABA (Reuters) – On the outskirts of Addis Ababa, a muezzin leads a solemn sermon at a mosque before thousands of worshippers stamp their feet to protest against what they say is the Ethiopian government’s interference in religious affairs. Protests are uncommon in tightly-controlled Ethiopia, and the unrest has caused concern in the predominantly [...]
Jaaliyada Somalida Ethiopia ee SanDiego, California USA oo Shir Qiimo Leh Isugu Timid
SanDiego, California, May 10, 2012 [ras] – Jaaliyada Somalida Ethiopia ee SanDiego, California oo ku shiray xarunta California ee cariga Maraykanka. Shirkan ayay ujeedadiisu ahayd in Jaaliyadu dhisato maamul. Maamulkaas oo ka shaqeeya arimaha Jaaliyada Somalida Ethiopia ee SanDiego dalka iyo dibadaba. Shirkan oo socday saacado ayaa dhamaan Jaaliyadu isku xogwaraysatay. Waxaa kaloo shirka laggaga [...]
Hogg engages leaders in Djibouti, Ethiopia
ADDIS ABABA, May 8, 2012 – During a whirlwind trip to East Africa, Maj. Gen. David R. Hogg, commander, U.S. Army Africa, and a small group of advisers visited U.S. Army troops at Combined Joint Task Force – Horn of Africa in Djibouti and attended meetings with African Union mission leaders in Addis Ababa, Ethiopia, [...]
Xubno ka Tirsan Booliska Magaalada Qabridahare oo Xalay la Dilay
Qabridahare, May 8, 2012 [ras] – Labo ka tirsan ciidanka Booliska degaanka Somalida Ethiopia ee Magaalada Qabridahar, ayaa midna dhintay midna dhaawac yahay, ka dib kolkii ay xalay is rasaaseeyeen ciidamo ka mid ah kuwa magaalada. Labada nin ee midna dhintay midna dhaawaca yahay, waxay ahaayeen ciidan cusub oo hada tababar ku soo dhamaystay xerada [...]
Gabalka Nogob oo Horumarinta iyo Dib u Curashada Degaanka ka Qaday
Jijiga, May 07, 2012 [ras] – Hore waxaanu u baahinay qoraalo ka hadlaya baahida gabalka Nogob, mudo ka dib, waxaa lagu daabacay bogga ku hadla afka dawlada degaankaSomalida ee cakaara.com mashaariic horumarineed oo door ah in laga fulinayo gabalka. Mashariicda la shaaciyey in gabalka laga fulinayo waxay isugu jireen wadooyin, ceelal, barkado biyood, rugo caafimaad, [...]
Qaybtii Shanaad Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi
May 6, 2012 – Xasan Mataan, waxaa uu nool qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo u tahay Qabridahare.
Maxaa Maxkamad Loo Keeni La,a Yahay Ugaas Maxamud Duulane?
San Deigo, May 5, 2012 [ras] – Madaxwaynaha Deegaanka Somalida Ethiopia Abdi Maxamud Cumar wuxuu fagaare ka sheegay in Ugaas Maxamuud Duulane u xidhan yahay dad ay wax isku haystaan. Waraysigii uu Madaxwaynaha Deegaanka Somalida Ethiopia siiyay BBC laba bilood ka hor ayuu ku xaqiijiyay in Ugaasku u xidhan yahay hanti uu dad ka dhacay. [...]
Xadhiga Reer Miyiga oo Koradhay Degaanka Somalida Ethiopia
Jijiga, May 3, 2012 [ras] – Waxaa magaalooyinka degaanka ku xidhan dad reer miyi ah oo badan, saababta xadhigooduna yahay magaalada ay yimaadeen. Dadkaas reer miyiga ah waxay qabaan dhibaato iyo tacadi badan oo laga yaabo in ayna cidna la socon jirabka haysta. Dadka reer miyiga ah waxay magaalooyinka u yimaada dano kala duwan sida, [...]
Plea From Somali Diaspora
TO Ban Ki Moon:United Nations Secretary General Boni Yayi, Chairman of the African Union Catherine Ashton,The European Union foreign policy chief Judge Sang-Hyun Song. President of International Criminal Court Sharif Sheikh Ahmed, President of the T.F.G. of Somalia Shedding light on the truth of the Somali civil war. You’re Excellencies, First, allow me to convey [...]
Kooxda Jwxo-shiil, oo Waxyeeladeedu Isugu Soo Ururtay Gabalka Jarar
Jijiga, Apr 30, 2012 [ras] – Kooxda Jwxo-shiil, oo sanooyinkii ugu dambeeyay ka waday degaanka Somalida falal arggagixisanimo ah, ayaa haatan isugu soo ururtay meelo ka mid gabalka Jarar[Dgagaxbur] oo kaliya. Kooxda Jwxo-shiil, oo ay awoodeedu isugu soo ururtay Dhagaxbuur ayaan maalintii wax fala ka fulin karin gabalka, laakiin xiliga habeenkii waxyeelo u gaysata mararka [...]
Qaybtii Afraad Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi
April 29, 2012 – Xasan Mataan, waxaa uu nool qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo u tahay Qabridahare.
Roob Xoog Leh oo Wax Yeelay Shaykoosh iyo Birqod
Kebridehar, Apr 28, 2012 [ras] – Degmooyinka Shekosh iyo Birqod oo ka tirsan gabalka Qoraxeey ayay waxyeelo gaadhsiiyeen daa,ad ku soo rogmaday oo ay keeneen roobab ka da,ay degaanadaas labadii maalmood ee ugu dambaysay. Roobab lixaad leh oo wata dabaylo ayaa waxay ka da,ayaan dhamaan degaanka Somalida Ethiopia kuwaas oo leh faa,iido iyo khasaare labadaba. [...]
Xaaladda Caafimaad ee Ugaas Maxamed Duulane oo Laga Dayrinayo
Jijiga, Apr 27, 2012 [ras] – Xaalada Caafimaad ee ugaas Maxamed Duulane oo aad looga dayrinayo, suurto galna tahay in xabsiga uu ku dhinto, hadii aan si deg deg ah xabisiga looga sii daynin. War aan ka soo xiganay qaar ka mid ah ehelada Ugaas Maxamed Duulane oo xabsiga ku booqday, ayaa noo sheegay in [...]
AU Peace, Security Council Reviews Situation in Africa
Addis Ababa, Apr 26, 2012 (ras) – Angola has called a ministerial meeting of the African Union Peace and Security Council on Tuesday in Addis Ababa, to discuss the latest developments in the continent. The AU Peace and Security Council member countries are thus to review the situation between Sudan and South Sudan, the coup [...]
Somalia: Ethiopian Forces in Baidoa Town Detain Two MPs
Baidoa, Apr 25, 2012 [ras] – The reliable news sources from the southern Somali town of Baidoa said on Wednesday that Ethiopian forces have arrested two Somali lawmakers after allegedly accused of opposing for making a regional state. Sheik Aden Mohammed Nur known as Aden Madobe and Mohammed Ibrahim Habsade, the two legislators were detained [...]
Dib u Curashadu Waa Lidka Dimoqraatiyada
Jijiga, Apr 25, 2012 [ras] -Degaanka Somalida Ethiopia waxaa mudo dheer ka jiray dagaalo ay waday ONLF, oo ujeedadoodu ahayd xornimo doon. Ujeedadaas waxaa burburiyey khilaaf uu sababay xukun jacayl. Dadweynaha degaanka Somalida Ethiopia ayaa ONLF garabkii ugu muhiimsanaan ku khasbay in heshiis nabadeed uu la galo dawlada dhexe ee Ethiopia October 2010. Ka dib [...]
Cadaalada iyo ku Dhaqanka Shuruucda Dawladnimo/wq. M Y Shiil
April 23, 2012 – Waa maxay sharci? Sharci [xeer] waa tixo tiro qodobo ah oo la kulmiyey lana qoray, kuwaas oo ilaaliya xaqa, xuquuqda iyo nidaamka kala dambaynta dad degan dal. Sharcigaas oo ay raali ka yihiin dadweynuhu una siman yihiin. Hadaba si uu sharcigu u noqdo mid jira waa in uu helaa hayado qaabilsan [...]
