Home / Dhaqanka
-
Waxaa ku Soo Biiray Maansada “Gudgude” Xildhibaan Saado Cali Warsame
Xildhibaanad Saado Cali Warsame, waxay duraysaa Axmed Sheekh Cali Heelaale iyo ragga Somaiyada, iyada oo difaacaysa haweenka...
-
“Gantaal” waa gabay cusub oo uu tiriyey Cabdirashiid Jaamac Boos, oo jawaab u ah gabayga “Gudgude” oo uu tiriyey Axmed Sheekh Cali Heelaale.
Axmed Sheekh Cali Heelaale, oo dhawaan bilaabay gabayga Gudgude oo la sheegay in uu yahayGubadii saddexaad [Guba 3aad]. Dhagayso...
-
Dhaqanka Ganacsi Galmoodka Atoobiya oo Galay Jijiga
Jijiga, June 21, 2014 – Damiirka Bini,aadamku diinta uu doono ha haystee, wuxuu ka soo horjeedaa dhaqanka galmoodka...
-
Qaybtii Labaad Sheekadii Biixi Haggaag Been-hawaas,
Been-hawaas, wuxuu ka dhashay qoys geelay ah, kolkii uu waynaadayna wuxuu noqday Geel jire, laakiin Been-hawaas ma ahayn...
-
Dhaqan: Qoraal La,aantu Qof Jiray Inkirtaa!
Malaayiinta ruux ee dunida ku nool, tiro yar oo ka mid ah, ayaa mutaysata in magacoodu caan noqodo, kuwaas oo bulshada kaga...
-
Madaxweyne Sayid Cabdi oo Shalay la Kulmay R/wasaaraha Dalka Mudane Meles
Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar [Cabdi-Iley], ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyey ee degaanada dalka Ethiopia mutaystay...
-
Oo heleele heleelee, Jacaylkaygii Rumaadoow, Yaa Godeey Kula Joogoo/Canab Indha-deeq iyo Cali Dhaanto
Suugaantu waxay ka mid tahay astaamaha lagu baadi soco Hidaha iyo dhaqanka ay umadi leedahay, kuwaas oo la,aantood ayna...
-
Ugaaskii 19aad ee Beesha Ciise oo Cimaamad Lagu Saaray Saylac
“Tawfiiq Ciise madoobiyo Talyankii Faranjaa leh, Tuhuna shuunka Axmaariyo nin la soo tashadaa leh, Nin Maroodi taxaabey...
-
Qayb 2aad Qisadii Guur ee Ardo Cilmi
Qormadii hore waxay inoo joogtay Ardo oo la meheriyey xoolo badan oo nool iyo moodba lehna laga bixiyey, hawsha dhamaystirkeediina...
-
Ardo Cilmi: Waa Qiso Dhab ah oo ku Saabsan Guur
Waxaanu maanta jeclaysanay in aan qooraansano qiso dhab oo ku saabsan dhaqanka qaaliga ah ee Somalida, gaar ahaana arimaha...