Boqol Qof oo Beesha Reer Warfaa ah, oo Baaq ka Soo Saaray Dalka Koonfur Afrika

 

Kullan balaadhan oo wada tashi ah, oo Beesha reer Ugaas Warfaa Ugaas Xirsi ee degan dalka Koonfur Afrika, ay isugu yimaadeen magaalada Johannesburg.  Kulankaas oo ku saabsana ficilada dilalka foosha-xun leh ee ay gaysato kooxda Jwxo-shiil, ee Eritrea laga soo abaabulo, ee uu ugu dambeeyey dilkii Garrissa ee Sheekh Maxamed Dubad Xirsi.

Kullanka wada tashiga ah ka dib, ayey beeshu soo saartay go,aan ka kooban sideed [8] qodob] iyo baaq lagu cambaaraynayo dilkii foosha-xumaa ee Sheekh Maxamed Dubbad Xirsi, loogu gaystay magaalada Garrissa.

Qodabada Shirka ayaa sidan u qoraa;

1.    Waxay dhamaan qoysku si wadar ah isagu raaceen in ururka Nabad-diidka ah ee ONLF-ASMARA ay iyagu masuul ka ahaayeen ficilkii dilka ahaa ee loo gaystay Marxuum SH. Maxamed Dubed Xirsi Alaha unaxariistee.

2.    Qoyska Reer ugaas Warfaa xirsi wuxuu cadaynayaa in gebi ahaanba ay kasoo horjeedaan mashruuca Nabad-diidka ah ee ururka ONLF-ASMARA,uuna qoysku taageersanyahay nidaamka nabada ee ay hormuudka utahay dawlad degaanka soomaalida-Ethiopia.

3.     Qoysku wuxuu isla qaatay in la xoojiyo mashaariicda horumarineed ee uu ubaahanyahay gobolka Qoraxeey khaasatana magaalada Qabridahare oo ay ugu horayso dhanka waxbarashada,caafimaadka iyo guud ahaanba horumarka gobolka oo uu ahaa hadafkii uu u dhintay alaha unaxariistee Marxuumku.

4.     Qoysku wuxuu usoo jeedinayaa baaq nabadeed dhamaan bulsho waynta degaanka soomaalida Ethiopia isagoo ugu baaqaya inay iska kaashadaan Nabada iyo horumarka ismaamulka soomaalida iyo sidii hal dhinac looga soo wada jeedsanlahaa cid kasta oo nabada diidan ama caqabad ku ah horumarka degaanka.

5.     Wuxuu qoysku cambaaraynayaa ururka nabad-diidka ah ee ONLF-ASMARA oo isagu caadaystay inuu isku dayo inuu fitno ka dhex abuuro beelaha walaalaha ah ee ogaadeen,wuxuuna qoysku ogyahay cidii ka dambaysay falkii dilka ahaa, kuwii soo abaabulay iyo cidii gacanta lahaydba.

6.     Waxay qoysku isku raaceen in inta yarta ah ee sida laab la kaca ah isaga taageerta kooxda Asmara in loo digo cidii ka waantoobi waydana uusan qoyska u tirsanayn lana takoorayo.

7.     Gebogabadii wuxuu qoysku sameeyay guddi wixiii hawl ah ee dhiman soo dhamaystira.

8.     Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu naxariistii jano siiyo marxuum Sh.Maxamed Dubed Xirsi dhamaanteena sabir iyo iimaan inaga siiyo.

Magacyada dadka saxiixay go’aanadan;

01.  Ugaas Xuseen Cabdi Takhal
02.  Axmed Cabdullaahi Muxumed Qoorleex
03.  Sadiiq Cali Nuur
04.  Cabdinicmaan Maxamed Awmataan
05.  Xuseen Cali Cilmi
06.  Maxamed Daahir Muxumed (Boore)
07.  Cumar Cali Shuqul
08.  Cabdi Daahir Coleey
09.  Maxamuud Muxumed Xaashi
10.  Shaafi Axmed Cali Guuled
11.  Cabdixakiim Sheekh Khaliif Ow Xuseen
12.  Shukri Maxamed Cabdi Waayeel
13.  Abshir Daahir Maxamed
14.  Cabdullaahi Maxamed Qani
15.  Sheekh Maxamed Cabdi Xiis
16.  Deeq Heybe Cabdi
17.  Cabdiraxmaan Yuusuf Barre
18.  Maxamed Yuusuf Deyr
19.  Cabdullaahi Muxumed Guul
20.  Axmed Muxumed Guul
21.  Cali Siyaad Maxamed
22.  Cabdullaahi Dayib Aabe
23.  Ibraahim Sh. Axmed Goorleexshe
24.  Chief Cabdi Mahad Xuseen Gaas
25.  Mataan Xirsi Shuuriye
26.  Cabdinaasir Nuur Axmed
27.  Jamaal Cabdi Omos
28.  Axmed Maxamed Gaboose
29.  Muxumed Axmed Buraale
30.  Cabdullaahi Faarax Buraale
31.  Wali Shakaal Maxamed
32.  Axmed Maxamuud Khadar
33.  Maxamed Cabdullaahi Maxamed
34.  Maxamed Cabdullaahi Cali Ibraahim
35.  Cabdullaahi Cabdi Xukun
36.  Nuur Xuseen Cismaan
37.  Ibraahim Aadan Shiil
38.  Maxamuud Cabdiqaadir Sh. Axmed
39.  Cabdiwahaab Axmed Xaashi
40.  Cabdullaahi Ibraahim Mursal
41.  Cabdi Muxumed Xuseen Weerar
42.  Cali Muxumed Xuseen Weerar
43.  Nuur Cabdullaahi Yuusuf
44.  Calinuur Cabdi Aaqil
45.  Nur Maxamed Cabdullaahi
46.  Maxamed Cabdi Aaqil
47.  Cabdinaasir Xassan Badde
48.  Cabdiqaadir Sheekh Baari
49.  Cabdullaahi Cumar
50.  Maxamed Cabdiqani Omos
51.  Axmed Maxamed Badal
52.  Mustaf Axmed Xasan
53.  Muxuyadiin Muxumed Yuusuf Qani
54.  Dr. Cabdullaahi Xasan Cabdulle
55.  Siraaji Bashiir Xaaji Cumar
56.  Muxumed Nuur Xaaji Cabdisalaan
57.  Faysal Xiis Muxumed
58.  Xuseen Maxamed Siraad
59.  Cabdi Khadar Khaliif
60.  Xuseen Haybe Cali Ibraahim
61.  Cabdifataax  Maxamed Yuusuf
62.  Axmed Ibraahim Maxamed
63.  Wali Ibraahim Maxamed
64.  Cabdikhaaliq Axmed Xassan
65.  Madar Faysal Cabdullaahi Nuur
66.  Nuur Daahir Bootaan
67.  Muqtaar Gureey Xuseen
68.  Faysal Cabdullaahi Cumar
69.  Cabdiwaaxid Xaaji Catoosh
70.  Maxamed Deeq Sulub
71.  Cabdulaahi Cumar
72.  Ibraahim Maxamed Shaqlane
73.  Fu’aad Caydhis Maxamed
74.  Fatxi Wali Maxamed
75.  Xuseen Cabdi Faaqid
76.  Xasan Cabdi Faaqid
77.  Cabdifataax Maxamed Inshaar
78.  Khadar Cabdi Yare
79.  Xuseen Nuuriye Cabdi Cagoole
80.  Maxamed Xiis Kallane
81.  Muxuyudiin Maxamed Xuseen
82.  Sahal Shugri Garaad
83.  Maxamed Cabdukariim Ow Mataan
84.  Maxamed Ibraahim Owmataan
85.  Cabdirisaaq Maxamed owmataan
86.  Xayi Axmed Nuur Owmataan
87.  Maxamed Cabdullaahi Axmed
88.  Cabdiraxmaan Cabdi Yuusuf
89.  Maxamed Geedi Maxamed
90.  Cabdiqaadir Faarax Oogle
91.  Xassan Liibaan Cabdi
92.  Cabdirisaaq Cabdullaahi Cabdiqani
93.  Cabdifataax Cabdi Mahdi
94.  Asad Cabdi Mahdi
95.  Cali Sheekh Cabdullaahi
96.  Maxamed Cabdiwaaxid Xiis
97.  Axmed Rashiid Faarax
98.  Cabdikhadar Sheekh Maxamed Carab
99.  Nimcaan Maxamed Dawaare
100. Maxamed Maxamuud Muxumed

rasaasa.com