Bishaaro: ESTV oo Hawada Soo Galay

 

Dadaal iyo taban taabo dheer oo dibad iyo gudaba isku xidhan  oo ay galeen daweynaha iyo dawlada degaanka ayaa ugu dambayn lagu guulaystay in uu hawada soo galo TV-gii in badan ay tamadinayeen dadweynaha degaanka Somalida Ethiopia.

Mahadi ha ka gaadho dawlada degaanka Somalida Ethiopia, dawlada wadaaga ee Ethiopia iyo dadweynaha Somalida Ethiopia gudo iyo dibadba.

Waxaa kale oo mahad leh saxafada u dhalatay degaanka Somalida Ethiopia oo had iyo goor farta ku fiiqa waxyaalaha ka dhiman dawlada degaanka iyo waxyaabaha ay qabteenba.

ESTV, waxaad ka daawan kartaan Arab Sat 26. 0E Badar 34,  Ferquency: 11.936v, Plorasition:27.483

rasaasa.com