Sun. May 29th, 2022

banaanbaxAugusto 6, 2014 – Qulqulado dhawaanba ka jiray guud ahaan dhulka Somalida Ogadeeniya, gaar ahaan gabalka Sitti, ayay Qurba joogta gabalkan Sitti ka soo jeeda banaanbax cadho leh ka hordhigeen safaarada  Itoobiya ee Brussels.

By Rasaas