BBC: Waraysi Madaxweynaha Degaanka Somalida Ethiopia

 

London, March 6, 2012 [ras] – Madaxweynaha dawlada degaanka Somalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, oo booqasho ku jooga magaaladatan London, ayaa sheegay in uu la kulmay qurba-joogta degaanka Somalida ee jooga Britain, si ay gacan dhaqaale uga geystaan mashruuc biyo xidheenka ee degaanka Binshangul Gumus Ethiopia.

Dhagayso Waraysiga
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/bbccabdi.mp3]