Home / News in Somali /
Bare Hiiraale, BBC-Somali iyo VOA-Somali
Wararka todobaadkan ugu xiisaha badnaa waxay ahaayeen warar iyo waraysiyo ay siidaayeen Ideecada BBC/Somali iyo VOA/Somali. Wararkaas oo ku saabsanaa, Bare Hiiraale oo ku riyooday in madaxwayne loo doortay. Waxaase ugu yaab badanaa kolkii ay wararkiisa run u qaateen labada Ideecadooda dhagaystayaashooda.
Waxaa arinkaas sawir gacmeed ku muujiyey suxufiga wayn ee Amiin Caamir.