Baaq ku Socda Bahweynta Beesha Aaden-khayr Cabdile

 

Bogga rasaasa.com ayaa waxaa baaq soo gaadhsiiyey waxgarad ka soo jeeda Beesha Aaden-khayr Cabdile, oo ugu baaqaya Beesha Aaden-khayr Cabdile,  in ay beeshu ka wada qayb qaadato horumarka iyo nabada ka dhalatay degaanka Somalida Itobiya, gaar ahaana horumarinta iyo dhismaha magaalada Salaxaad oo ay hore dhibaatooyin u soo gaadheen. Baaqa ayaa sidan u qoran:

Baaq Beesha Aaden-khayr Cabdile

KU:-BEESHA ADEN-KHAYR
BAAQ
Baaqani Waxaa uu Ku Socdaa, Qurba Joogta Beesha Aden Khayr Ee Reer Cabdile.
Waxaan Ugu Baaqaynaa Beesha Kor Ku Xusan

1. In ay Uguntadaan Horumarinta Magaalada Salaxaad,
2. In ay Garab Istaagaan Hay,ada Dab-dheere EE Ka Hawl Gasha Magaalada Salaxaad, taasoo Sida Lawada Ogsoonyahay U soo Hoyisay Guulo Waawayn Magaalada Salaxaad, Sida Dhismaha Masaajidka Wayn ee Dhagaxa aha, SCHool Ciyaaladu Wax Kabartaan, Dugsiyo Qur,aan AHA IWM.

3. In ay Ka war Hayaan Dhibaatooyinka Hagardaamada aha ee Colaadeed ee ka jira degaankaas, Colaadaas oo ay Keentay Siyaasada Qalafsan ee Ka jirta Gobalka, haba U daraato dhibkii ay u gaysatay Jabhada ONLF, Beeshaas, kaas oo lahaa Naf Iyo Maalba,oo Ay Ku Maqan Tahay 5 KUN OO Neef oo Geelaha, 60 Nina Ay Ku Nafwayday Sandkii Hore Dhamaaday ee 2010. Kaas oo aha Mid Aad Looga Tiiraanyoodo Lama Ilaawaana Ku Aha Beeshaas iyo Dhamaan Cidii Ka Danqanaysa Dhibaatadaas Shacabkaas Masaakiinta aha Loo Gaystay….!!!!!!

4. In ay Isku Xidhnaato Qurba Joogta Beshaasi Si,ay Uga Hortagaan Mu,aamarooyinka Loo Maleegayo, Iyo Wax Walba oo Dhibaato u keeni kara Beeshaas Iyo Deekaankeedaba.

GABAGABDII

Ugu Danbayntii Wxaan Mahad Balaadhan U celinaynaa Shantii Wiil ee Aas Aaastay Hay,ada Dabdheere oo Kala Aha:-

1. Mohamood Ali Nuur
2. Abdifataah Sh. Faarah
3. Fathi Sh. Abdi
4. Ahmed  Shaafi [Kamas] – Jamacad Ka dhigta Dalka Malaysia
5. Abdijabaar Mohamed

Waxaa Soo Diray BAAQAN,

1. Khadar Mohamood Alaaki
2. Seeraar Hasan Axmed
3. C/raxmaan Abdi Mohamood {C/Raxman Dhere}
4. Carab Bashiir Husein  {Toori}
5. Mustafe – AFJAR
6. Sareedo Abdiqaadir Colaad {Ina Afjar}
7. Dahabo Macalin Wali

NOTE:- Cidii Rabta Faahfaahin Intaas Dheer Hala Soo Xidhiidho Khadar Mohamood Alaaki
Email:- wagano1@hotmail.com
Ama
Taleefoonkan +967711848303

rasaasa.com