Wed. May 25th, 2022

July 14, 2014 – Al Suna, waa hayyad Islaami ah oo ka qaybqaadata dhinaca horumarinta waxbarashada diinta Islaamka, iyada oo qaaday talaabooyin muhiim ah oo lagu soo noolaynayo barashada diinta Islaamka. Hayyadu waxay ka hawlgashaa dhamaan 9 gabal ee uu ka kooban yahay dhulka Somalida.

By Rasaas