Golihii Mamulkii Cabdulahi Maxamed Sacdi ee Sanadkii 1993

 

KT Malise, waxaa uu waligiiba fikirkeeda hayey sidii uu u kala daaddin lahaa halganka Somalida Ogadeeniya, maalin walban waxaa uu geed dheer iyo geed gaaban u fuulayey sidii waxba kama jiraan uga dhigi lahaa xuquuqda somalida Ogadeeniya.

Waxaana uu cidhibta ku dhuftay dastuurkii lagu heshiiyey sanadkii 1992, ee ahaa in ay qoomiyad waliba u madax banaanaato maamulkeeda hoose, hadii ay u aragto in xaqoodii ay ka waayeen dawlada dhex ee Itobiya. Waxay ummadaasi xaq u lee dahay in ay cosato in cod laga qaado, hadii ay doonayso in ay Itobiya ka sii mid ahaato iyo in kale.

wuxuuna cagta u mariyey si aan sharci ahayn maamulkii ay ummadu samaysatay.

Liistada Magacyada dawladii Cabdulahi Maxamed Sacdi ee Sanadkii 1993

01) Head of Policy commission ——> Abdulkadir Hassan Hirmooge (Cadaani) [onlf]
02) Minister of Coffee Development & Tea —> Abdullahi Abdi Ahmed (Taflow) [onlf]
03) Minister of Commerce & Trade –> Abdullahi Mohamed Omar (Abdullahi Europe)
04) Minister of Education ———————————-> Prof. Mohamed Sheikh Siraaje
05) Minister of Planning ————————————> Mohmamud Ugas Muhamed
06) Minister of Health —————————————> Dr. Soyaan Adure [now in onlf]
07) Minister of Rural Development ———————–> Dr. Ahmednasir Sayid
08) Minister of Natural Resources ————————> Haibeh Ba’aad Youssuf
09) Minister of Mineral & Water —————————> Muse Haji Youssuf
10) Minister of interior & Home Affairs ——————> Mohamoud Kariye
11) Minister of State Labour ——————————–> Siyad Badri [onlf]
12) Minister of Agriculture ———————————> Ahmed Warsame
13) Minister of Information ——————————–> Nuur Ahmed Mohamed
14) Minister of Finance ————————————-> Abdirahman Sheikh Ahmed
15) Minister of Building & Construction ——————> Hassan Hirsi Siyad
16) Minister of Labour & Social Affairs ——————-> Riyaale Xaamud[now in onlf]
17) Minister of Sports & National Heritage ————–> x?
18) Minister of Industry ————————> Miss Siihaam Mohmed Omar (Xoogsade)
19) Minister of Tourism & Hotels ————————–> Ibrahim Hilowle
20) Minister of Justice ————————————–> Omar Haji Ibrahim
21) Minister of Communication —————————> Bashir Dool Hirsi