Ina Dhuubo oo Xili Habeena 5 Haween oo Jwxo-shiilo ah Kula Kulmay Guriga Cabdi Ganaf

 

Kooxda jwxo shiil [ashahaado ladirir khaatuma-xun] oo bilaabay in ay koox dumar ah qaab qabiil u abaabulaan ka dib markuu shacabkii ku baraarugay.waxaa taariikhdu marka ahayd 10.04.2009 shir ashuun ku adin ah ku qabtay magaalo ka mid ah wadanka Denmark ninka u qaabilsan hogaanka xumaaday ee uu hogamiyo [diinlaawaha shuuciga ah Maxaed Cumar] fidinta dacaayada iyo abuurida beenta shacabka lagu dagayo munaafaqaas oo lagu magacaabo Cadaani ninkaas oo shacabku uu aad ugu xasuusto war xumo tashiilka laga soo bilaabo dawladii Allaha u naxariistee C/llahi M Sacdi.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in shirkaa 5 dumarka ah loo qabtay xiliga mugdiga ah ee lagu qabtay guri uu lee yahay nin kililka xildhibaan ka ah oo lagu macaabo Cabdi Ganaf ninkaas oo ay shacabka Ogaadeeniya ku xusuustaan in uu yahay ninkii Alifay ciqaabta nooca ugu xun oo cadowgu u isticmaalo shacabka Ogadeeniya oo la yidhaahdo [isfashili], aritaana wuxuu kolkii ugu horeysay ku fuliyay magaalada Awaare.

Hadaba, waxaan is waydiinayaan shacabka Ogaadeeniya ee xoriyada jecel haday kooxda Khaatuma-xun halgankii guriga dabaqoodhiga la galeen xil mugdiga ah, iyaga oo dhinacyada iska fiirinaya oo aan loo eegaynin dhinacyada qadiyad darteed ee ay dhinac dhawridu tahay cabsi qabiil. Waayo way ogg yihiin shacabkuna horayba way u ogaayeen danbiyada ay ka galeen shacabka mana aamusayaan shacabka Somalida Ogaddeeniya mise sawod dheer ayuu ku odhanayaa, shacabku idin baray jwxo-shiillow waana idinka shiraynaa.

By Naftiihure.