Kooxda Khaatuma-xun oo Dhaawacyo la Soo Gaadhsiiyey Qaarkood Isbitaalada u Jiifaan

 

Ka dib markii bulshada reer Ogadeniya ay aragtay dhibaatada iyo warxumo tashiilka ay kooxda khaatuma-xun kula jirto umadda ayay bilaabeen in ay kooxdaas af iyo addinba kula dagaalaan. Waxay in badan bulshada qaarkeed ugu soo gabanayeen halganka iyaga oo uun lagu xukminayo afkooda oo aan aadba loogu fiirsanin afcaashooda uu qudhunka iyo qabiilku afuufay. Qaarkood waligood Isma taagin meel ay bulshada Ogadeeniya kaga hadlayso halgan, baryahan dambeena waxay muujiyaan in ay taageero u hayaan halganka Somalida Ogadeeniya, Qaar waxaa ka mid ah ay da,adood kor u dhaaftay 80ka oo ay hayaan xanuuno qabiil.

Hadaba kol hadii la ogaaday waxa ay yihiin oo ay bulshadii oo ay dhinac uga soo wada jeedsatay in ay la dagaalanto ileen waa dambiila yaale, waxay bilaabeen dib u gurasho.

Hadaba, beryahan danbe ayay kooxdani gaabsatay ka dib markii ay maalmo hosbitaalada uyaaleen dhaawacyadii ka soo gaadhay dhibaatadii uu u soo jiiday afkooda
xishoonwaayay ee umadda ay ku kala dilayeen. Kooxdan ayaa qaarkood markii gogol raaligalina loola yimid yiri anaga waxaa nala dhahaa ilma jaaliyadeed aw onlf aw cumar cismaan.

Cagtii joogsan wayda marbay ceeb la kulantaaye. Ugaadhsiga kooxdan ayaa weli socota haatana gaadhay Scandanevian-ka iyada oo kooxdii u horaysay ay hosbitaalada yaalaan. Waxayse hosbitaaladu caarididoonaan marka ay dhamaato talaabada la doonayo in laga qaado qaar kale oo ku dhuumaalaysanaya Scandanevianka. Waxaase baadi goob iyo handaddaad lala damacsan yahay 14 qof oo kala jooga Denmark, Sweden iyo Finland. Waxaana ku xigidoona kooxda ugu danbaysa oo joogta Norway. Kooxdan ayaa la ogaaday in aysan nabad wax ku lahayn ee ay nabadoodu tahay oo kaliya shan calaacalood oo kaliya.

Waxaan cidkasta ku wargalinaynaa in ay ka qaybqaadato la dagaalanka kooxda khaatuma-xun iyo warxumo tashiilka ay ka dhex wado Ogadenya.
Midnimo mintid iyo iskutashi.