War Dag Dag ah

 

Jijiga, Aug 7, 2018 – Madaxwayne Cabdi Maxamud Cumer oo goor dhaw ay qabteen ciidamada Faderalka Itoobiya.

Madaxwayne Cabdi oo shalay is ka casilay madaxwaynenimadii dagaanka Soomaalida ayaa saaka diiday in uu hawshiisa qabsado madaxwaynihii uu xilka ku wareejiyey.

Ciidamada milatariga iyo odayaasha dagaanka oo ilaa saaka waday waanwaan ayaa baajiyey dagal hor leh oo ka dhici lahaa magaalada taas ayaana keentay in la qabto.

Cabdi Maxamud Cumar ayaa isaga oo xidhan u sheegay ciidanka Liyu Police-ku in ay la shaqeeyaan dawlada cusub ee dhalatay.