Ogadenia: Human Right Watch, oo Warbixin Dhab ah Daabacday

 

Human Right Watch oo warbixin dhamaystiran ka diyaarisay, tacadiyada xad ka baxa ah ee ka jira guud ahaan Ogadenia, gaar ahaana sida loola dhaqmo maxaabiista ku jirta Jeel-Ogaden.

Wabixintan oo soo bandhigtay xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Ogadeeniya, ayaa waxaa ka qayb qaatay dad badan oo galay Jeel-Ogaden.

Arimaha ay ka hadashay hayda xuquuqul insaanku waxay xidhidh la leedahay, warbixin ka horaysay tan maanta oo soo baxday 2007/8.

Xadgudubyada ka jira Ogadenia ayaa, ayeyna jirin cid ka warhaysa, sababta oo ah dawlada Itoobiya waxay gabalka ka mamnuucday in ay galaan wax wariye shisheeye ah, waxaa kale oo ay ka mamnuucday haydaha samafalka (NGO).

Warbixinta Human Right Watch oo ka kooban 88 bogg, ayey dhamaanteed ku saabsantahay gabalka Soomaalida Ogadenia.

Warbinta halkan ka gam-HRW