Archive for September, 2010

Gabalka Qoraxeey oo Ay Cadceed Caafimaad Qabtaa u Soo Baxday Saaka Aroortii

“Allow Dahariyo dalkeenii iyo dib loogu hayaamo dooxii” “Dabayshadeey Daleedii Cagaal yaan rag kale dagin dooxi Quruxsame”

No Comments

At General Assembly, Ethiopia Accuses Eritrea of Spoiling Peace Efforts in Somalia

At General Assembly, Ethiopia Accuses Eritrea of Spoiling Peace Efforts in Somalia

29 September 2010 –Ethiopia today accused Eritrea of continuing to undermine efforts to restore peace and stability in Somalia by arming insurgents battling the transitional Government in Mogadishu and urged the Security Council to

No Comments

Gabalka Togdheer oo Lagu Tababaryo Maleeshiyaad Taageersan Jwxo-shiil

Burco, [Sept 30, 2010] – Warar laga helay magaalada Burco ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyaad aan tiradooda la sheegin oo lagga soo uruuriyey degaanada Somaliland in uu tababar uga socdo xero dhinaca koonfur kaga beegan

No Comments

Dhalinyaradii ka Badbaaday Qorshihii Qumaadka

Dhalinyaradii ka Badbaaday Qorshihii Qumaadka

“Woow” Da,a yartii ubadkeena [ogaden] dagaal bay galiyeen, kolkii uu dil yimaadayna la dafiryoo iska diidee daalimiintii dibad joogtay ee Daa,imow kala reeb, Rabi yaa duljalaali.

No Comments

Dagaal Gali oo Dab Soo Sii oo Kolkii Dil yimaado soo Diid, Dayuus Dabcigiisa Weeyaan!

Dagaal Gali oo Dab Soo Sii oo Kolkii Dil yimaado soo Diid, Dayuus Dabcigiisa Weeyaan!

“Woow” Da,a yartii ubadkeena [ogaden] dagaal bay galiyeen, kolkii uu dil yimaadayna la dafiryoo iska diidee daalimiintii dibad joogtay ee Daa,imow kala reeb, Rabi yaa duljalaali.

No Comments

ONLF Expresses Readiness To Work for Coninuation of Existing Development Achievements

Jijiga , [September 27, 2010]  (Addis Ababa)  – The Ogaden National Liberation Front (ONLF) expressed readiness to contribute its share towards the continuation of the development and good governance well underway in the country.

No Comments

34 Somalis Arrested; More Troops Sent to Kenya-Somalia Border

Thirty four Somalis have been arrested as Kenya intensifies the war on illegal immigrants, security officials confirm.“We arrested 34 four Somalis hurdled in two unmarked cars trying to get to Nairobi using fake documents,” the area

No Comments

Acquaintance, Ambassador Mohammed Drir

 Acquaintance, Ambassador Mohammed Drir

“I sometimes watch Ethiopian Idol” Ambassador Mohammed Drir, Minister of Culture and Tourism, is known for his wise sayings and easy talking. As our ancestors say, age is a sign of wisdom, and over the years his speech has become close to people.

No Comments

US ‘engages’ with Somali Regions

US 'engages' with Somali Regions

US to seek stronger ties with Somaliland and Puntland. The US hopes the new policy will help to stem the spread of radical Islam in the Horn of Africa. The US wants to strengthen its ties with Somalia’s breakaway regions Somaliland and Puntland, the Obama

No Comments

Xaalada Amaan ee Somaliland oo Burbur Qarka u Saaran

Madaxweyne Siiraanyo oo maamulkiisa cusub uusan hanan karin amaanka maamulgabaleedka Waqooyi Galbeed Somaliya [somaliland], lagana yaabo in uu xaalkeedu noqdo sida xaalka  Muqdisho.

No Comments

Beesha Maalin-guur, oo Soo Saartay Baaq Taageero Heshiisyada Nabada ee Dawlada iyo ONLF

Jigjiga, [Sept 24, 2010] Beesha Maalinguur oo noqotay beeshii ugu dambaysay beelaha Ogadeen ee soo dhawaysa geedi socodka nabada ee ka hirgalay degaanka Somalida.

No Comments

Wufuudii ONLF oo Addis Ababa ku Qulqulaya

Wufuudii ONLF oo Addis Ababa ku Qulqulaya

Addis Abab, [Sept 23, 2010] – Waxaa dhawaan la filaya in uu qabsoomi doono shirweynihii 3aad ee ururka ONLF, oo ka dhicidoono Tuulada Garigo,an oo ka tirsan degmada Shekosh ee gabalka Qoraxeey.

No Comments

Shirweynaha Nabada Qaran ee Qabridahare oo la Qabanayo?

Dadaal badan ayaa loo galay dal iyo dibadba sidii ay nabad uga dhici lahayd dhulka Somalida Ogadeeniya. Dadaalkaas waxaa hormuud ka ahaa Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanka, haweenka iyo

No Comments

Wafti ONLF ah oo Gaadhay Addis Ababa

Wafti aad u balaadhan oo ONLF, ayaa maanta gaadhay Magaalada Addis Ababa. Waftiga ayaa waxay ka kooban yihiin xubnaha ugu sareeya ururka ONLF, lana filayo in ay ka qayb galaan shirweynaha 3aad ee

No Comments

Eritrea May Become Failed State, Warns Think Tank

Eritrea May Become Failed State, Warns Think Tank

Eritrea may become a failed state if the world community fails to engage with the Horn of Africa nation, a think-tank has warned.

No Comments

Qurbo-joogta Beesha Maqaabul oo Soo Saartay Baaq ay ku Taageereyso Nabadda ka Socota Degaanka Somalida.

Rochester, 20-Sep-2010 – Waxaa nala soo gaadhsiiyey nuqulka baaq ah oo ay Qurba-joogta beesha Maqaabul ku taageereyso heshiisyada nabada ee u dhaxeeya dawlada federalka iyo ururka ONLF

No Comments

Xeebta Waqooyi Galbeed Somaliya [somaliland] ee Soo Caariday Xagay Dhigtay Xaabadii?

“Adeerayaalo Ilaahaybaa Igu Ogg, oo arinkan waxba kama oggi Eritrea ayaa uruursatay dad Tahriibayaal ah iyo Qaxooti dalkeeda jooga” Sidaas waxaa ku Jawaabay Jwxo-shiil, kol ay su,aalo badan waydiiyeen dad Ehelkiis ah.

No Comments

Qaar ka Mid ah Wufuuda ka Qayb Galaya Shirarka Nabada oo ka Cabanaya Deg Deg iyo Wakhti Xumo

Mineapolis, [Sept 20, 2010] – Warar xog ogaal ah oo aan ka helayno qaar ka mid ah wufuudii lagu marti qaaday in ay ka qayb galaan shirarka Nabadaynta ee la sugayo in ay ka dhacaan gudaha dhulka Somalida Ogadeeniya, ayaa aad

No Comments

Faallo: Waa noocee Guddiga Fulinta EPRDF ee la Dhisay, Yeyse Diiraddu Saaran tahay?

Addis Ababa, 19-Sep-2010 – Waxaa Jimcihi tagay la dhisay gollayaashi bahwadaagta xisbiga EPRDF ee haya talada dalka Itoobiya, dhismahan ayaa ahaa mid muddo la wada dhowrayey, maadama uu ra’isulwasaare Meles Zenawi ka

No Comments

Diyaar Garow Nabadeed oo aan Caadi Ahayn oo ay ka Wadaan Gudaha iyo Dibadaba, Dadweynaha Somalida Ogadeeniya.

Jijiga, [Sept 19, 2010] – Wararka aanu ka helayno gudaha iyo dibada dhulka Somalida Ogadeeniya ayaa sheegaya in uu jiro dhaqdhaqaaq xoog leh oo loogu diyaar garoobayo ka qayb qaadashada shiraraka nabada ee la filayo in ay

No Comments

MI5 Head Warns of Serious Risk of UK Terrorist Attack

The UK faces a continuing serious risk of a lethal terrorist attack taking place, the head of MI5 has warned.Jonathan Evans raised concerns over the number of soon-to-be-freed inmates who are “committed extremists and likely to

No Comments

Punjab Farmers to Acquire 50,000 Hectares of Land in Ethiopia

CHANDIGARH: Punjab-based farmers, who are known for feeding the country, now want to try their hands offshore, with a group of progressive farmers all set to acquire 50,000 hectares of farm land on lease in Ethiopia for growing

No Comments

China Taking Steps to Boost Exports From Ethiopia, Ambassador Gu Says

China Taking Steps to Boost Exports From Ethiopia, Ambassador Gu Says

China is taking steps to increase the volume of goods it receives from Ethiopia, the state-owned Ethiopian News Agency cited Chinese Ambassador Gu Xiaojie as saying.

No Comments