Latest News

Xubin UBO-da Jwxo-shiil ah, oo Lagu Xidhay Xeebta

Casmara, January 26, 2012 [ras] – Sulub Cabdi Axmed oo ka mid ahaa ubo-da Jwxo-shiil, mudana ku xanuunsanaa Eritrea ayaa xabsi ku yaal Caasmara la dhigay. Read More

Thursday, January 26th, 2012

News in Somali

Galbeedka in Sharci ka Jiro Gudahana Xabad UBO ha Ogaato

Galbeedka in Sharci ka Jiro Gudahana Xabad UBO ha Ogaato

Dambiile Kornayl Ducaale oo lagu xukumay  hal sano oo xadhig ah iyo Maxkamad Sweden ka Socota oo la sugayo in ay xukun ku rido ugu yaraan 5 xubnood UBO-Jwxo-shiil ah, laguna cadeeyey in ay dhaawac halis ah u gaysteen ...Wednesday, January 25th, 2012

News in English

Aid Accountability

Aid Accountability

At the onset, I would like to express my at most gratitude to you and the other generous nations, for the indefatigable political and humanitarian assistances that you proffered to the Somali people. ...Wednesday, January 25th, 2012

News in Somali

UBO Oman oo 4 Laga Qabtay 14 Aakhro Aaday

UBO Oman oo 4 Laga Qabtay 14 Aakhro Aaday

Jijiga, January 23, 2012 [ras] – War aanu saaka ka helay xarunta dhexe ee Booliska dawlada degaanka Somalida Ethiopia, ayaa sheegay in shalay waabarigii ay ciidamada New Boolisku qudha kaga jareen Qabriga Sheekha ...Tuesday, January 24th, 2012

News in Somali

Madaxeynaha Awdal State oo ku Wajahan Degmada Baki

Madaxeynaha Awdal State oo ku Wajahan Degmada Baki

Borama, Janaury 23, 2012 [ras] – Wararka ka imanaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in Madaxweynaha  Awdal State Rashiid Aw Diini Xirsi uu ku wajahan yahay magaalada Baki ...Monday, January 23rd, 2012

News in Somali

UBO waa uun Azaan, Ethiopia ogg Midaa, Raaskamboon orodkiisa iyo Kenya oo aga joogta iyo In Kaloon la Ogayn Ugu Dambayn Arinkaa Waamo ayaa ku adkaan?

 UBO waa uun Azaan, Ethiopia ogg Midaa, Raaskamboon orodkiisa iyo Kenya oo aga joogta iyo In Kaloon la Ogayn Ugu Dambayn Arinkaa Waamo ayaa ku adkaan?

Baadi doonku waa in uu yaqaan sumada xoolaha baadida  ah ee uu doonay si uu uga garto xoolaha kale.  Sanooyin ka hore kolkii ay hogaaminta ONLF, isku qabteen hanaanka siyaasadeed ururka, waxa ka dhex bilowday ururka looltan iyo xulafaysi ...Sunday, January 22nd, 2012

News in English

Ethiopia oo Sharci Cusub oo Shaqada ah Imanayo Dhawaan

Ethiopia oo Sharci Cusub oo Shaqada  ah Imanayo Dhawaan

Addis Ababa, January 21, 2012 [ras] – Waxaa la sugayaa in uu dhawaan soo baxo sharci cusub oo la xidhiidha shaqada iyo shaqaalaha, si uu dalku ula jaan qaado shruucda shaqaalaha caalamiga ah iyo midka dalka, maadaama ay dalka ...Saturday, January 21st, 2012

News in English

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyadaha Dibada ee Degaanka Somalida Ethiopia

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan dadweynaha iyo Jaaliyadaha degaanka Somalida Ethiopia ee ku nool dalalka Yurub, waqooyiga Maraykanka, dalalka Carabta, Afrika iyo Ustralia in la furay gal dacwadeed wada jir ah, ...Friday, January 20th, 2012

News in English

Somalia: Hunger and Homelessness

The mounds that mark the roadside graves of Mogadishu’s children are so small, you’d miss them if they weren’t pointed out. They lie on the edges of ragged camps that have sprung up all over this shattered city ...Thursday, January 19th, 2012

News in English

Ethiopia: Tourist Kidnappers Are Eritrean Mercenaries

Ethiopia: Tourist Kidnappers Are Eritrean Mercenaries

AddisAbaba, January 19, 2012 [ras] – Five foreign tourists have been killed in Ethiopia’s remote north-eastern Afar region by unknown gunmen who came across the Eritrean border, according to Addis Ababa. ...Thursday, January 19th, 2012

News in English

Wariyeyaal Kooxda Jwxo-shiil, oo Eritrea Laga Caydhiyey

Wariyeyaal Kooxda Jwxo-shiil, oo Eritrea Laga Caydhiyey

Asmara, January 19, 2012 [ras] -  Warar rasmi ah oo aan ka helay xarunta dalka Eritrea ayaa sheegay in saddex wariye oo kooxda Jwxo-shiil u joogay dalka Eritrea laga caydhiyey dhamaadka bishii December 2011. ...Thursday, January 19th, 2012

News in English

Sagal Dolal “Time Does not Heal All Wounds, But Emotions Will Disppear”

Sagal Dolal

Three years already. Wow! I cannot believe that it was just three years ago that we heard the tragic news that dad had been brutally murder in Ogadenia. To this day we do not know the whereabouts of his body. They says that time will heal ...Thursday, January 19th, 2012

News in Somali

Dawlada Somaliya oo Wafti u Soo Dirtay Degaanka Buuhoodle

Dawlada Somaliya oo Wafti u Soo Dirtay Degaanka Buuhoodle

Buuhoodle, January 18, 2012 [ras] – La taliyaha dhinaca siyaasada Madaxweyne Sheekh Shariif, mudane Cabdikariin Xasan Jamac ayaa booqasho ku tagay jiida hore Degmada dagaalku ka dhacay ee Buuhoodle, ...Wednesday, January 18th, 2012

News in Somali

Jaaliyada Beesha Absame ee Waqooyiga Maraykanka oo Cambaaraysay Werarka Waqooyi Galbeed

Cambaarany: Anaga oo ku hadleyna magaca Jaaliyadda Absame ee ku dhaqan Waqooyiga Maraykanka, waxaan cambaareynaynaa weerarkii gardarada ahaa ee beesha Isaaq, ay ku qaadeen dagmada Buuhoodle ...Wednesday, January 18th, 2012

News in Somali

Dabley Dalxiisayaal ku Dishay Dalka Ethiopia

Dabley Dalxiisayaal ku Dishay Dalka Ethiopia

Addis Ababa, January 18, 2012 [ras] – TV-ga Ethiopia ayaa baahiyey caawa in dabley aan la garanayn ay ku dileen 5 dalxiisayaal ah waqooyi bari Ethiopia ee degaanka Canfarta. ...Wednesday, January 18th, 2012

News in Somali

Xawaalada Dahab-Shiil, oo la Sheegay in Qalab Milatari ay Gaadhsiisay Maamulka Somaliland

Barbara, January 17, 2012 [ras] – Wararka ka imanay magaalada dekada ah ee Barbara ayaa sheegaya in shirkada xawaalada Dahab-shiil, ay soo gaadhsiisay maamulka Siiraanyo qalab milatari. ...Tuesday, January 17th, 2012

News in Somali

Saddex Sano Ka Dib Dilkii Dr. Maxamed Siraad Dolal

Saddex Sano Ka Dib Dilkii Dr. Maxamed Siraad Dolal

Maanta waxaa laga joogo saddex sano geeridii Eebe ha u naxariistee Dr. Maxamed Siraad Dolal,  waxaana mudan  in la isweydiiyo  maxaa isbadal ah oo ku soo kordhay siyaasada geeska Afrika iyo waxa u kordhay kooxdii dishay Dorktorka ...Tuesday, January 17th, 2012

News in Somali

Ciimada Maamulka Somaliland oo Khasaare Xoog leh Loogu Gaystay Degmada Buuhoodle

Ciimada Maamulka Somaliland oo Khasaare Xoog leh Loogu Gaystay Degmada  Buuhoodle

Buuhoodle, January 15, 2012 [ras] – Dagaal farah laggaga gubtay ayaa saaka ku dhexmaray ciidmada maamulka Somaliland iyo ciidamo degaanka Buuhoodle ah, waxaana dagaalka laggaga adkaaday ...Sunday, January 15th, 2012

News in English

Isku Shandhayn Golaha Wasiirada Dawlada Degaanka Somalida Ethiopia

Isku Shandhayn Golaha Wasiirada Dawlada Degaanka Somalida Ethiopia

Jijiga, January  15, 2012 [ras]  – War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dawlada degaanka Somalida Ethiopia, ayaa sheegaya in isku shaandhayn lagu sameeyey qaar ka mid ah golaha wasiirada, xubno cusubna la soo galiyey golaha ...Sunday, January 15th, 2012

News in English

Cabinets Reshuffled in the Somali State

Addis Ababa, January 15, 2012 [ras] – President Abdi Mohamoud Omar reshuffled some of his ministers to find a position to his new minister who had dismissed from the minister of trade in the federal government. ...Sunday, January 15th, 2012

News in Somali

Kalabadh Golaha Wakiilada Somaliland oo Diiday in ay Horfadhiistaan Madaxweyne Siiraanyo

Kalabadh Golaha Wakiilada Somaliland oo Diiday in ay Horfadhiistaan Madaxweyne Siiraanyo

Hargeysa, January 14, 2012 [ras] – “Ruuxii Dhulbahante ah ee ka qayb galay shirka Dhulbahnte uga socday Taleex, waa dambiile qaran talaabo sharciga Isaaqa waafaqsan baana laga qaadi” sidaas waxaa yidhi ...Saturday, January 14th, 2012

News in English

Tix Gabay ah oo Loo Tiriyey Jwxo-shiil.

Tixdan gaaban ee gabayga ah waxaa loo tiriey Jwxo-shiil, waxaa na soo gaadhsiiye akhriste ka mid ah macaamiisha bogga rasaasa.com. Akhristaha ayaad moodaa in uu la yaaban yahay xishood darida Jwxo-shiil iyo in uu waligiiba ONLF ...Saturday, January 14th, 2012

News in Somali

42,000 oo Guryo (Apartments) Cusub ah oo Laga Dhisayo Addis Ababa

42,000 oo Guryo (Apartments) Cusub ah oo Laga Dhisayo Addis Ababa

Addis Ababa, January 13, 2011 [ras] – Duqa magaalada AddisAbaba Kuma Demkesa, ayaa dhagax dhigay dhismo guryo degaan oo cusub tiradooduna tahay 42,000 oo guri lagana dhisayo 16 dhinac oo caasimada ku yaal. ...Friday, January 13th, 2012